Madaxweyne Deni oo Bulshada Bari la wadaagay uguna faanay waxqabadkiisa (Sawiro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ka qeybgalay munaasabadda bandhigga waxqabadka maamulka 4-ta sano iyo qorshaha  sanadka 2023 oo lagu qabtay magaalada Boosaaso. Munaasabadda oo ay wadajir ugasoo shaqeeyeen Wasaaradda Qorsheynta iyo Madaxtooyada, ayaa lagu soo bandhigay waxqabadka Puntland 4-sanno ee lasoo dhaafay oo lagu soo gudbiyey qoraal iyo maqal iyo muuqaal, iyadoo … Continue reading Madaxweyne Deni oo Bulshada Bari la wadaagay uguna faanay waxqabadkiisa (Sawiro)